Mustaqbal University Academic Calendar 2019
MUSTAQBAL UNIVERSITY ACADEMIC CALENDER, 2019[amoteam max=”50″ categories=”” item-width=”250″ item-margin=”20″ full-width=”yes” panel=”right”]
BNSP TRAINING
BASIC NUTRITION SERVICE PACKAGE (BNSP) TRAINING
INTRODUCTION
Malnutrition is still a major public health problem in developing countries. It is associated with as much as 50–60% of under-five mortality in poor countries and a myriad of morbidities. Therefore, the best way to deal with malnutrition is to prevent or correct immediately through early detection and treatment. Sustainable Development Goals (SDGs) aim to end all forms of hunger and malnutrition by 2030, making sure that all people-especially children- have access to sufficient and nutritious food all year around.
In recent years, nutrition partners in Somalia have made significant progress in the geographic scaling-up of a basic curative nutrition package, virtually reaching SPHERE standards for coverage. However, there is inadequacy of trained nutrition professionals in the country and the few available ones are not evenly distributed in the regions of the country and this has created a hard to reach places & populations.
Therefore Mustaqbal University has designed a training package on BASIC NUTRITION SERVICES with the aim of contributing in maintaining geographic coverage of this basic nutrition programme, improving the quality of curative nutrition services and expanding the access to evidence-based and feasible nutrition and nutrition related services through training nutrition cadres who will contribute in the reduction of child morbidity & mortality rate in the country. Furthermore, Mustaqbal University is committed to work closely with Local & International NGOs in the training of this package.
TRAINING OBJECTIVES
By the end of this training, the participant will be able to:
- Acquire the required knowledge, skills, and attitude in Managing acute malnutrition
- Identify the importance of Micronutrient supplementation and their use
- Deliver basic Immunizations for women of childbearing age and under five children
- Conduct deworming services appropriately
- Participate Promotion and support for optimal IYCF
- Promote optimal maternal nutrition and care
- Prevent and manage common childhood illnesses
- Increases dietary quality and reduces micronutrient deficiencies through food fortification
- Monitor and evaluate the BNSP programme outcome
TRAINING METHODOLOGY
Brainstorming, lecturing, handouts, projector presentation, demonstrations, field visit, experience sharing & group discussion will be employed during the sessions.
For further information please kindly contact our university through: trainings@mustaqbaluniversity.edu.so
Ma dooneysaa inaad Cilmiga Umulisanimada oo taye leh ku barato waqti kooban??
Madooneysaa inaad Cilmiga Umulisanimada oo taye leh ku barato waqti kooban, ma dooneysaa inaad Practical buuxo ku qaadato Cusbitaalka SOS ee magaalada Muqdishu? Ma dooneysaa inaad noqoto umuliso buuxdo?
Haddaba hadey jawaabtaadu haa tahay deg-deg ugaar Jaamacadda Mustaqbal oo kuu diyaarisay koorsooyin lagu baranayo cilmiga umulisanimada oo ka kooban bilow, dhexdhexaad iyo dhameystir. Tirada la qaadanayo oo kooban owgeed, yaan lagaa buuxinin ee gaar campus-ka Jaamacadda oo ku yaalo degmada Hodan inta udhaxeyso isgoosyada Tarabuunka iyo Sh. Cali Suufi. Ama kala xiriir: 0615522011/0617232247.
Admission Progress of DLP Courses
Dhammaan umadda Soomaaliyeed oo waxbarashada jecel oo ku kala nool daafaha caalamka waxaa la ogeysiinayaa in koorsooyinka aqoon dirsiga ee Jaamacadda Mustaqbal ku dhowyihiin iney buuxsamaan sida uu muujinayo jaantuska hoos ku yaal. Hadaba waxaa la xasuusinayaa ardaydii soo codsatay prograam-yada kala duwan ee hoos ku xusan laakiin aanan weli soo dhameystirin shuruudaha aqbalaada koorsada in ey ku soo dhameystiraan inta ka horeyso 10ka bisha maarso. Sidoo kale dadka hadda doonaya iney soo codsadaan sida ugu dhaqsiyaha badan intaanan laga buuxinin boosaska yar ee harsan wali.
Academic Calendar 2018
Dhammaan howlwadeenada Jaamacadda Mustaqbal waxey dhaqangelinayaan calendar-kani, ardadada waxaa la ogeysiinayaa iney had iyo jeer ku xernaadaan si ey ula socdaan dhacdooyinka qorsheysan ee Jaamacadda.
JAAMACADDA MUSTAQBAL OO KU BIIRTAY URURKA JAAMACADDAHA ISLAAMKA
[amoteam_skills title="Your Title"] [amoteam_skill title="Photoshop" percent="92"] [amoteam_skill title="HTML" percent="85"] [amoteam_skill title="CSS" percent="90"] [/amoteam_skills] Jaamacadda Mustaqbal ee magaalada Muqdisho ayaa ka mid noqotay jaamacadaha ugu magaca dheer jaamacadaha dalka Soomaaliya kadib markii ey kubiirtay Jaamacadaha wadamada Islaamka. Jaamacadda ayaa la gudoonsiiyay abaalmarinta sare ee uu bixiyo ururkaasi waxaana aad loogu amaanay doorkeeda ku aadan sare uqaadida waxbarashada cilmiga caafimaadka ee geeska Africa. Waxaa sidoo kale lagu amaanay hergelinta hannaanka cusub ee waxbarasho ee loo yaqaano (Problem-based learning [PBL]) kaasoo usuuragelinayo ardada iney si talantaali ah uwada bartaan aqoonta theory-ga iyo practical-ka maadaama uu cilmiga caafimaadka uu yahay mid ubaahan gacan ka qabasho (skill).
Si kastaba ha ahaatee Jaamacadda Mustaqbal ayaa noqoneysa Jaamacadii ugu horeysay dalka ee la gudoonsiiyo abaalmarintaasi taasi ey ku muteysatay dhaqangelinta waxbarashada casriga ah ee (PBL). Waxaa intaasi dheer in Jaamacaddu hergelisay barnaamij aqoondirsi (Distance Learning Programs [DLP]) kaas oo u ogolaanayo ardada dalka iyo kuwa dibadaba iney wax ka bartaan jaamacadda iyagoo joogo goobahooda fog-fog.
Haddaba ardada Soomaaliyeed oo aqoon doonka ah waxaa la ogeysiinayaa in admission-ka Jaamacadda furanyahay inta udhaxeyso (20–28 February, 2018), waxeyna aqbaleysaa ardeyda cusub (ee semester-ka 1aad ) iyo kuwa badalka jaamacaddaha kale wato. Fadlan waxii faafaahin intaa dheer kala soo xiriir xafiiska jaamacadda oo kuyaalo Magaalada Muqdishu, degmada Hodan, inta udhaxeyso isgoyska tarbuunka iyo masaajidka Sh. Cali Suufi. Ama kala xiriir telefoon number: 0616552355/0615522011
JAAMACADDA MUSTAQBAL OO KU BIIRTAY URURKA JAAMACADDAHA ISLAAMKA
Jaamacadda Mustaqbal ee magaalada Muqdisho ayaa ka mid noqotay jaamacadaha ugu magaca dheer jaamacadaha dalka Soomaaliya kadib markii ey kubiirtay Jaamacadaha wadamada Islaamka. Jaamacadda ayaa la gudoonsiiyay abaalmarinta sare ee uu bixiyo ururkaasi waxaana aad loogu amaanay doorkeeda ku aadan sare uqaadida waxbarashada cilmiga caafimaadka ee geeska Africa. Waxaa sidoo kale lagu amaanay hergelinta hannaanka cusub ee waxbarasho ee loo yaqaano (Problem-based learning [PBL]) kaasoo usuuragelinayo ardada iney si talantaali ah uwada bartaan aqoonta theory-ga iyo practical-ka maadaama uu cilmiga caafimaadka uu yahay mid ubaahan gacan ka qabasho (skill).
Si kastaba ha ahaatee Jaamacadda Mustaqbal ayaa noqoneysa Jaamacadii ugu horeysay dalka ee la gudoonsiiyo abaalmarintaasi taasi ey ku muteysatay dhaqangelinta waxbarashada casriga ah ee (PBL). Waxaa intaasi dheer in Jaamacaddu hergelisay barnaamij aqoondirsi (Distance Learning Programs [DLP]) kaas oo u ogolaanayo ardada dalka iyo kuwa dibadaba iney wax ka bartaan jaamacadda iyagoo joogo goobahooda fog-fog.
Haddaba ardada Soomaaliyeed oo aqoon doonka ah waxaa la ogeysiinayaa in admission-ka Jaamacadda furanyahay inta udhaxeyso (20–28 February, 2018), waxeyna aqbaleysaa ardeyda cusub (ee semester-ka 1aad ) iyo kuwa badalka jaamacaddaha kale wato. Fadlan waxii faafaahin intaa dheer kala soo xiriir xafiiska jaamacadda oo kuyaalo Magaalada Muqdishu, degmada Hodan, inta udhaxeyso isgoyska tarbuunka iyo masaajidka Sh. Cali Suufi. Ama kala xiriir telefoon number: 0616552355/0615522011