IMG-20171125-WA0077

Admission Progress of DLP Courses

Dhammaan umadda Soomaaliyeed oo waxbarashada jecel oo ku kala nool daafaha caalamka waxaa la ogeysiinayaa in koorsooyinka aqoon dirsiga ee Jaamacadda Mustaqbal ku dhowyihiin iney buuxsamaan sida uu muujinayo jaantuska hoos ku yaal. Hadaba waxaa la xasuusinayaa ardaydii soo codsatay prograam-yada kala duwan ee hoos ku xusan laakiin aanan weli soo dhameystirin shuruudaha aqbalaada koorsada in ey ku soo dhameystiraan inta ka horeyso 10ka bisha maarso. Sidoo kale dadka hadda doonaya iney soo codsadaan sida ugu dhaqsiyaha badan intaanan laga buuxinin boosaska yar ee harsan wali.

Tags: No tags

Comments are closed.