11

Jaamacadda Mustaqbal oo dooratay Rector cusub

Waxaan hambalyo iyo bogaadin lawadaageynaa Dr. Abukar H. Abdi oo oo loo doortay Rector-ka Jaamacadda. Dr-ka waxaa loogu doortay xilkani muhiimka ahi howlkartimadiisa iyo hufnaantiisa, taasi oo kusoo beegmeysaa xilli Jaamacaddu hiigsaneyso isbadal & horumar, waxaane Allah kaga baryeynaa inuu xilkiisa ufududeeyo xilkaasi weyn ee loo egmaday.

Tags: No tags

Comments are closed.